Our Mission

Dowlad wanaag iyo daryeel shacab baa horumar lagu gaaraa

Mission

Midqaran waxa uu u taaganyahay ilaalinta iyo horumarinta danaha iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed. Soo celinta qaranimada iyo midnimada umadda Soomaaliyeed. ilaalinta xoriyadda shaqsiga iyo xuquuqaadka sharciga ah ay leeyihiin muwaadiniintu si ay u helaan nolol xor ah oo aysan u baqeyn in la wax yeeleeyo naftooda, hantidooda iyo sharafkooda. Dib u habeynta iyo tayeynta nidaamka cadaaladda dalka. La dagaalanka qabyaaladda iyo musuqmaasuqa, wax ka qabashada xalladda amni iyo dhaqaale ee liidata si dalku ugu tilaabsado horumar taasi oo lagu gaari karo in xisbiga Midqaran iyo shacabka Soomaaliyeed iska kaashadaan maslaxadda guud.

Cudud

Cadaalad

Wax soo saar

Aragtida Gudoomiyaha

Scroll to top