Midqaran waxa uu hiigsanayaa in la helo qaran Soomaaliyeed oo MID ah oo ay dadkiisu ku wada noolyihiin cadaalad, nabad-galyo, iyo walaaltinimo ku dhisan iskaashi iyo dal jaceyl si aan ula jaanqaadno shucuubta caalamka kale una hormarino dalkeena
Soomaali wada jirta ayaa Jiilka soo koraayo rajo iyo riyo wanaagsan u dhisi karta